berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Loo Doortay Madaxweyne Cusub
August 22, 2018 - Written by Berbera Today

Mustafe Cagjar oo ka mid ah aqoonyahanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa goor dhaweyd lagu daray gudida Fulinta ee Xisbiga Xukuma Dawlad deegaanka soomaalida Ethiopia.

Aqoonyahan Mustafe Cagjar oo ka soo jeeda Gobolka Jarar ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ka mid ahaa isla markaana ka shaqaynayay hay’adaha caalamiga ah.

Sidoo kale waxa loo doortay in uu noqdo guddoomiye ku xigeenka Xisbigaasi, waxaanu sidaasi ku nqoday Madaxweynaha Ku Meel gaadhka ah ee hogaamin Doona Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, wakhtiga kala guurka ah iyada oo dhinaca kalena loo badinayo in uu noqon doono Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Mustafe Cagjar ayaa mucaarad weyn ku ahaa xukuumadii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, waxaana Xukuumadii uu hogaaminayay Madaxweynihii Xilka laga Tuuray ee Cabdi Maxamuud Cumar uu ka tirsanayay Qoyskoodu waxyeelo badan oo ay soo gaadhsiisay.

Markii ugu danbaysay waxa uu Mustafe Xukuumadii Hore ku eedeeyay in ay dileen Walaalkii Faysal Cagjar oo ka mid ahaa dhalinyarada ugu firfircoon dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia

 

 

Sources Sagalnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews