berberatoday.com
Afar Ruux Oo Ku Nafwaayay Shil Baabuur Oo Kadhacay Jidka Udhexeeya Berbera Iyo Hargeysa
August 23, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Allah Unaxariiste Waxa ku dhintay afar ruux halka ay ku dhawaacmeen 12 ruux oo kale baabuur bas nooca yaryar ah oo ku gadoomay jidka udhexeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera gaar ahaan duleedka galbeed ee magaalada Abdaal  Waxaana waxaana sidaa noo xaqiijiyay  Dr Mahad Cabdillahi Ismaaciil Oo dacar Loo yaqaan oo kamida dhakhaatiirta Cisbataalka Magaalada Abdaal ee Degmada Mandheera.

Gaadhigan baska caasiga ah ayaa ku dhacay agagaarka Beerta Ina Raygal ee ee masaafada kooba ujirta magaalada Abdaal waxaana baska saarnaa 16 dhalinyaro ah oo rag ubadan kuwaas oo farxada Ciida awgeed usoo dalxiis tagaayay Bada Berbera.

Badhasaabka Gobolka Saaxil  Eng Axmed Cismaan xasan  oo Aan isna Ku  waraysanay Khadka Teloofanka Ayaa Noo xaqiijiyay Shilkan Baabuur waxaanu Intaa Ku daray in Dhaawicii iyo maydkiiba la keenay Cisbataalka Berbera 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews