berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dawlad Deeganka Soomalida Itoobiya Oo Magacii Iyo Calankiiba Laga Bedelaayo
August 23, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Cusub Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Maxamuud Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa sheegay in dib loo soo celin doono Calankii ugu horeeyay Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, sidoo kalena la bedeli doono Magacii hore loogu yaqanay deegaankaasi, Magaca Cusubna Uu Noqon Doono

Sidoo kale waxa isna la bedelay Magaca Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, kaas oo hadda ka dib loo bixin doono Deegaanka Soomaalidda.

 

 

Arrintan ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay Shacabka Deegaankaasi kuwaas oo aad ula dhacsan in guud ahaanba laga guuro muuqaaladii nidaamkii hore ee uu hogaaminayay Cabdi Maxamuud Cumar.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews