berberatoday.com
Markale ayay Somaliland halawday xil isku wareejintii kulmiye ka dib, markay Baashe loo doortay in uu noqdo Madaxwaynaha baar-la’maanka.W/Q Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka France Mohamed Ahmed Mouse
August 23, 2018 - Written by Berbera Today

Markale ayay Somaliland halawday xil isku wareejintii kulmiye ka dib, markay Baashe loo doortay in uu noqdo Madaxwaynaha baar-la’maanka.

Waxa uu ahaa ninkii kala qaybiyay golaha ee inta uu Cirro ku qabsaday go’aaminta yidhi inta kulmiye ha fadhiyaan anigaa u gudoomiye ah inta Wadani na cirro ha raacaan. Ka dib dagaalku ka dhacay. Maaha nin dalku in uu wanaagsanaado raba, maaha nin dalku in uu sharci iyo kala dambayn yeesho raba, Waxa uu ahaa xildhibaan kulmiye ah iminkana waa xildhibaan kulmiye ah laakiin maaha madaxwayne gole. Wixii dalka dan u ah Kama shaqeeyo Lkn waxa uu ka shaqeeyaa wixii kulmiye dan u ah. Taasina ina wadi mayso. Iminka Waxa uu ka shaqaynayaa sidii uu Shan sanno oo dambe Kursiga igu sii fadhiyi lahaa. Musuq-maasuqii la soo helay iyo dalkii yididiilada yeeshay ayuu joojiyay. Taasina Waa godob uu dalka ka galay isaga iyo kuwa sidaa raalida kaga ah ee ay golaha kuwada jiraan. Hadaba waxaan ka codsanayaa saxaafada iyo suxufiyiinta ruuxiga ah ee xorta ah ee dalka iyo dadka u dam-qataa in aanay arintaa marnaba ka hadhin oo aad dalka u hiilisaan. Somaliland Waa wali. Gudoomiyaha UCID France. Ciid-wanaagsan.

 

W/Q Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka France 

Mohamed Ahmed Mouse

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews