Boqorka Dalka Sacuudiga Oo Qaabiley Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland
August 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka jamuuriyada Somalialnd Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici oo ka mid ahaa xujaydii gudanaysay waajibaadka Xajka ayaa waxa uu la kulmay boqorka dalka Sacuudi arrabiya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka
Berberatoday.com