berberatoday.com
Daawo Sawirada”Maraykanka Oo Helay Marin Dhulka Hoostiisa Ah Oo Ilaa Mexico Taga + Dherarkiisa
August 24, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa helay marin dhulka hoostiisa ah oo dhereran goob makhaayad KFC ahaan jirtay oo Maraykanka ku taalla ilaa iyo dalka Mexico.

Daroogo laga keenay guri shaqsi leeyay oo Maxico ku yaala ayaana la soo gaadhsiin jiray goob horay u ahaan jirtay makhaayad cunto oo Arizona ku taalla.

 

 

Marinkan dhulka hoostiisa ah ayaa lagu sheegay 180 km oo ka billaabbanaya San Luis kuna tagana San Luis Rio Colorado.

Makhaayadda hilib digaagga caanka ku ah ee KFC ayaa goobtaas daganaan jirtay balse dhawr sano way iska bannaanayd.

Masuuliyiinta ayaa marinkan dhulka hoostiisa ah helay toddobaadkii hore, waxayna xidheen mulkiilihii dhismaha koonfurta Arizona ku yaalla.

Baadheyaashuna waxay sheegeen in ay gurigaas ka heleen daroogo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews