berberatoday.com
Raisal Wasaaraha Dawlada Itoobiya Ahmed Abiy Oo kulan Balaadhan Maanta La Qaadanaya Madaxweynaha Cusub Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Bulsho Ku Dhaw 700 Oo Ruux Oo Kasoo Jeeda Deegaanka Somalida
August 24, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in saakay oo Jimco ah magaalada Addis Ababa uu kula kulmo xubno ka tirsan hogaanka cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo ergo kor u dhaafeysa ilaa 700 oo ruux oo laga kala keenay deegaannada Ismaamulka Soomaalida.

 

Dadka uu maanta la shirayo Abiy Ahmed ayaa hadda ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la dajiyay hoteellada ugu qaalisan magaalada iyadoo la filayo in ay ka wada hadlaan Abiy Ahmed xaaladihii ugu danbeeyay ee deegaanka Soomaalida, dagaalka Oromada iyo waliba arrimo la xidhiidha qeybsiga kheyraadka iyo Cadaallada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews