berberatoday.com
Shirkii Kasocday Addis Ababa Ee Lagaga Hadlayay Qadiyadda Gobolka Somalida Itoobiya Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Raisul Wasaare Ahmed Abiy Oo Balan Qaad Usameeyay Madaxweynaha Cusub Iyo Shacabkaba
August 24, 2018 - Written by Berbera Today

Addisa Ababa(Berberatoday.com)-Shirkii kasocday Addis Ababa ee looga hadlayay Qadiyadda Soomaali Galbeed, ayaa lasoo gaba-gabeeyey waxaana RW Itoobiya uu balan qaaday in laga bilaabo maanta faragalinta laga joojinayo gobalka.

Soomaalida oo kaliya ayaa is maamuli doonta, wuxuu amaanay Hogaaminta Mustafa Omer oo uu sheegay in uu ku kalsoon yahay in uu dadkiisa u horseedi doono aayaha ay mudo dheer raadinayeen.

RW Itoobiya wuxuu ka hadlay Saamiga Shidaalka laga soo saaray gobalkaas ay ka helayaan Shacabka Soomaalidu, wuxuu sheegay in uusan ula jeedin sidda loo fasiray hadalkiisa.

5% ayuu sheegay in lasiinayo dadka deegaanka hoose ee laga soo saaray Shidaalka oo ay waxyeelada xagga Cimilada ah soo gaadhayso.

Tacadiyadii ka dhacay gobalka Soomaalida waxaa laysku raacay in ay ka dambeeyeen Ururka TPLF (Xisbiga Tigreege) oo horey u haystay Hoggaaminta Itoobiya, maantana laga bilaabo aan laysku raacaneyn oo lays cafiyo.

Sidaas oo kale Soomaalida ayuu sheegay in ay qaadanayaan wax kasta u ogol yahay Dastuurka Itoobiya, marka laga hadlayay faro-galinta joogtada ah ee mar kasta katimaada dhinaca Addis Ababa iyo arrinta ku saabsan Gobonimo raadiska gobalkaas.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews