berberatoday.com
“Waxaan Qirayaa Somaliland Inay Tahay Meel Udaran Qofkeeda Wanaagsan Ninkeeda Xuna Ukoolkoolisa Oo Tuugta Siyaasadda Daryeesha, Qofkeeda Jecelna Cidla Kaga Dhaqaaqda”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali Sandulle
August 24, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-aqoonyahan Jamal Ali Hussein Oo Ka Hadlay Xanuunka Ex Wasiir Cali Maxamed Maxamud Sandulle waxaanu Yidhi”

“Jimce Mubaarak. Qofkastoo damiir lihi wuu ka damqanayaa muuqaalkan arkay xalay ee ahaa Cali Sandule Oo xanuunsanaya. Cali Sandule waan u duceynayaa Ilaahayna caafimaad degdeg ha siiyo; waxaan qirayaa laakiin Somaliland inay tahay meel u daran qofkeeda wanaagsan ninkeeda xuna u koolkoolisa Oo tuugta siyaasadda daryeesha, qofkeeda jecelna cidla kaga dhaqaaqda; waa ayaan daro in maanta Cali Sandule ku dhex xanuunsanayo Oo aanu gargaar haysan. Kuligeen ceeb bay inagu tahay hadaan arrinkaa shicib, baayacmushteri iyo dawladiba u kicin”

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews