berberatoday.com
Madaxii Shirkada Korontada Ee Dalka Itoobiya Oo Xilkii Laga Xayuubiyay Iyo Cida Loo Magacaabay Xilkaasi
August 25, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya Xarunta looga arrimiyo dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa waxa ay sheegayaan in xilkii laga xayuubiyay madaxii shirkadda Korontada Itoobiya (Ethiopian Electric Power) taasi oo ahayd gabadh lagu magacaabi jiray Zeb Asnake waxaana lagu badelay Nin la yidhaahdo Abraham Belay.

Image result for Ethiopian Electric Power

 

 

Gabadhan jagada laga tuuray ayaan habayaraatee la sheegin sababta rasmiga ah ee xilka looga qaaday.

Raiisalwasaare Abiye Axmed ayaa u muuqda mid dhammaan meesha ka saaraya raadadkii Xisbigii TPLF ay kaga tagtay nidaamka Itoobiya ku dhawaad 30 kii sano ee ay talada Itoobiya gacanta ku hayeen.

Waxaa uu hore xilalkii uga qaaday taliyayaashii ciidamada iyo Sirdoonka waxaana qaarkood uu amar ku bixiyay in lasoo xidho.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews