berberatoday.com
Tirada Dadka Soomaalida Ah Oo Kul Dhintay Gudashada Waajibaadka Xajka Ee Sanadkan
August 25, 2018 - Written by Berbera Today

Makkah(Berberatoday.com)-Iyada oo lagu gudo jiro gudashada waajibaadka Xajka ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen afar xaaji oo soomaali ahi kuwaas oo geeriyooday iyaga oo gudanaya waajibaadka xajka.

Image result for Xajka

Wararka ka imanaya dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegaya in tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay Xajka sannadkan ilaa haatan ay marayso Afar qof, Laba ka mid ah dadkaasi ayaa ku dhintay shilal baabuur.

 

 

Dhinaca kale, dadka ka soo xajiyey Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ku sugan yihiin duruufo adag oo dhinaca nolosha iyo nadaafadda ah.

Cusmaan Axmed Sheekh oo ka mid ah xujeyda Soomaalida ayaa sheegay in daruufo wajahayaan xujeyda ka soo xajisay Soomaaliya marka loo eego xujeydakale ee ka timid dacalada dunida.

Meydadka xujeyday ayaa ku sii jiri doona qaboojiyaha ilaa inta uu ka soo dhamaanayo xajka sida ay sheegeen howlwadeennada arrimaha xajka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews