berberatoday.com
Muxuu Noqon Doonaa Go,aanka Mustaqbal Ee Laga Gaadhi Doono Madaxweynihii Hore Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ?
August 25, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Khadar Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan xildhibaanada deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa ka hadlay waxa uu noqon doono mustaqbalka madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar.

Image result for Cabdi Maxamuud Cumar

 

 

Xildhibaan Khadar oo u waramay VOA ayaa soo bandhigay cida go’aanka ka gaadhaysa mustaqbalka madaxweynihii hore oo loo tirinayo inuu gaystay tacadiyo fara badan.

Xildhibaan Khadar oo arimahaas ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi “Madaxweynihii hore hada xaalada uu ku sugan yahay waa mid fiican sidii aanu hore u sheegnay wax dhib ahna ma qabo, xaalkiisuna waxa uu noqon doonaa waxa ay xukuumada cusub ee dawlada deegaanka, wax garadka, odayaasha iyo xukuumada federaalka ahi ay si dhakhso ah u dhamayn doonaan oo aanu rajaynayno inay si is afgarad ah ku dhamaan doonaan.”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews