berberatoday.com
Qaar Ka Mid Xujaajta Somaliland Oo Ka Cabanaya Shirkadaha Ocean Airline Iyo Air Arabia + Arinta Ay Ku Sameyeen
August 26, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah xujaajta reer Somaliland ee sanadkan Xajka tagay ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Shirkada Ocean Airline Iyo Air Arabia oo si wada jir ah Hargeysa uga Qaadey una Geeyey Makka .

Xujaajtan oo goor dhaweyd xadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Shabakada Ilaysnews.com ayaa waxaa ay u sheegen in Tidhidka ay Hargeysa ugu soo labanayeen ay ku qornaayeen ay aheyd 30 bishan Balse si badheedh ah Shirdahadaasi ay dib ugu dhigeen booskoodiina ay ku badesheen dad dhalasho ahaan ka soo jeeda Konfurta Somaliya oo ahaa dadkii ugu danbeeyey ee xajka taga.

 

 

Waxaa ay sidoo kale xujaajtani ay Ilaysnews.com u sheegen in ay hada ku xayiran yahiin Magaalada Makka isla markaana  Zaad-kii ama qarashkii ay halkaas la tageen uu yahay mid gabaabsi ah 

Labadan Shirkadood ayaa masuulyiintooda ugu sareeya lanoo sheegay inay ka soo jeedaan Koonfurta Somaliya .

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews