berberatoday.com
Madaxweynihii Hore Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Hub Laga Helay Gurigii Uu Daganaa
August 27, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Dowladd deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xabsiga loo taxaabay, sida uu sheegay Xeer illaaliyaha guud ee dalka Itoobiya. Cabdi Maxamuud Cumar oo laga xiray gurigii uu Addis-Ababa kaga sugnaa, waxaa loo haysta danbiyo ay ka midyhiin isku dir qowmiyado iyo inuu geystay danbiyo ka dhan ah xuquuqul aadanaha.

Warbaahinta Ethiopia waxay sheegtay in sidoo kale ay dowladda Federaalku ku daba jirto oo lasoo xirxirayo saraakiil la shaqeynaysay Cabdi Maxamuud Cumar.

https://youtu.be/WJ1EaWwfKOc?t=1

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews