berberatoday.com
“Magtii La Qaaday,Geelii La Qaaday, Wixii Kale Ee Baaqiyana Waa La Kala Qaadan Doonaa” Suldaan Guud Ee Beelaha Bariga Burco Suldaan Cabdillahi Suldaan Cali Muuse
August 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee Beelaha Habar-jeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse, ayaa sheegay in qodobadii lagu heshiiyey Ceel-afweyn, ee dhexmaray labadan Beelood ee walaalaha ah ee degaankaas wada dega in qodobo ka mid ahi fuleen, isagoo tilmaamay in Magtii la kala qaatay, wixii kale ee dhimana in sida ugu haboon loo fulin doono.

Suldaanka guud ee Beesha Habar-jeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay sidan “Magtii la qaaday,Geelii la  qaaday, wixii kale ee baaqiyana waa la kala qaadan doonaa insha allaah,  aniguna waan ka imid, waxaana rajaynayaa in heshiisyadu sidii ay ahaayeen u fuli doonaan, wixii kala ee dhimana sida loogu tagalay ay u dhici doonaan ALLE idamkii, dardaarankayguna mar walba waa nabada ha la ilaaliyo, oo colaada ha laga dheerado, oo mar walba khayrka ha lagu dadaalo”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews