berberatoday.com
Ingiriiska Oo Kor U Qaadey Maalgashiga Dalalka Qaarada Africa Iyo Sababta Keentay
August 28, 2018 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaare Theresa May ayaa ku dhawaaqi doonta in Britain ay sare u qaadi doonto maalgashiga Africa marka ay Midawga Yurub isga baxaan, marka ay booqashadeedii u horraysay ku tagto qaaradda.

Related image

Hadal ay galinka dambe ka jeedin doonta magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa lagu wadaa in ay ka dhihi doonto “In aysan ka xishoonaynin” in ay xaqiijiso in lacagta UK ay ku bixiso gargaarka Africa ay Britain-na ka faa’iiddo.

 

 

Ra’iisulwasaaraha ayaa sheegi doonta in UK ay kaalinta koobaad ka qaado Maraykanka oo ay noqoto dalka maalgashiga ugu badan ku sameeya Africa marka laga hadlayo dalalka ku midaysan ururka G7 meesha lagu gaaro sannadka 2020.

Sidoo kale waxay booqan doontaa Nigeria iyo Kenya inta ay ku jirto saddexda maalmood ee ay ku jirto safarka ay diiradda ku saarayso ganacsiga.

Inta ay safarkaas ku jirto waxay la kulmi doontaa madaxda saddexdaas dal – iyadoo ujeedadeedu tahay in ay sare u qaaddo xiriirka dhaqaale iyo midka ganacsi ee koraya ee qaaradda, ka hor inta aysan Britain ka bixin Midawga Yurub 2019.

Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May ayaa magaalada Cape Town kulan kula qaadan doonta madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa

Subaxnimada Talaadada ayay Koonfur Afrika safarka ka billaabaysaa waxaana la filayaa in May ay ku dhawaaqdo “qaab cusub oo hiigsi fog leh” oo ku saabsan gargaarka ay Africa siiso, iyadoo u adeegsanaysa in ay taasi ka caawiso in shirkaddaha gaarka loo leeyahay ee Britain ay maalgashadaan qaaradda.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews