berberatoday.com
Shirkad Xidhiidh La Leh Militariga Itoobiya oo Laga Joojiyay Qanddaraaska Dhisitaanka Biyo Xidheen
August 28, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa shirkad xidhiidh la leh Militariga dalkaasi ka joojisay qanddaraas lagu siiyay dhistaanka biyo xidheenka muranka dhaliyay ee laga dhisaya webigaa Nile.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku eedeeyay shirkadda in aanay lahayn khibrad ay uga shaqeyso mashruuca lagu dhisaya biyo xidheenka wayn.

Shirkadda Metec oo hoos timaado wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Itoobiya waxay lumisay qanddaraaska kaddib markii ay daahisay agabka lagu dhisayay biyo xidheenka.

Waxay tallaabadan saamaynaysaa shirkaddan oo ay sannado badan maamulayeen shakhsiyaad ka tirsan militariga Itoobiya.

Militariga Itoobiya ayaa sannado badan ku lug lahaa maamulidda dhaqaalaha dalkaasi balse Ra’iisal wasaaree Abiy Axmed ayaa arrintaasi isabbadallo ku samaynaya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews