berberatoday.com
Donald Trump Iyo Ihuru Kenyatta Oo Ka Wadahadlay Xaalada Soomaaliya
August 29, 2018 - Written by Berbera Today


Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi balaaran oo la socday.

Uhuru Kenyatta ayaa uga mahadnaqay Maraykanka taageerada xoogaleh oo uu Maraykanka siiyo Kenya dhinaca amniga iyo difaaca, isagoo sheegay in hada ay doonayaan inay xoojiyaan ganacsiga tooska ah ee ka dhaxeeya labada dal.

Trump ayaa sheegay in ay sii xoojin doonaan taageerada dhinaca amniga oo ay Kenya siiyaan iyo xasilinta Geeska Afrika dhinaca la dagaalanka argagaxisada.

Labada dhinac ayaan faah faahin ka bixin xaalada Soomaaliya oo ay ka wadahadleen, Kenyatta ayaa doonaya inuu taageero dheeraad ah ka helo dalka Maraykanka, sidii gacan loo siin lahaa ciidamadooda kusugan dalka Soomaaliya oo ay xiligan soo wajahaday dhaqaale xumo iyo hoos u dhac taageeradii ay ka heli jireen Midowga Yurub.

Dhinaca ganacsiga iyo Dalxiiska ayey sheegeen inay ka wada shaqeyn doonaan, iyadoo la filayo in bisha Oktoober ay bilaabato duulimaadka tooska ah ee magaalooyinka Nairobi iyo New York.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews