Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Liyuu Booliska Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Warbaahinta La Hadley, Fariimo Adagna Udiray Shacabka Iyo Ciidamada
August 29, 2018 - Written by Berbera Today
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Taliyaha cusub ee Ciidanka Liyuu Booliska Maxamed Cabdi Mawsar oo uu magacaabay Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa hada la hadley warbaahinta iyo fariimo adag oo uu u diray Ciidamada kala dawn ee deegaanka iyo shacabka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka