berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Baroordiiq Loo Sameeyey Senator John Mccain Oo Katirsanaa Mudanayaasha Mareykanka Iyo Musharax Madaxweyne Oo Horena Ahaa
September 2, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Madaxweynayaashi hore ee Mareykanka Barack Obama iyo George W Bush aya waxay ka qayb galeen baroordiiq loo sameeyey Senetor John McCain oo lagu qabtay Kaniisad ku taallo magaalada Washington.

McCain oo lagu tiriyo inuu ka mid yahay askartii Mareykanka ee ka soo qeyb qaatay dagaalkii Vietnam ayaa waxaa uu muddo la xanuunsanayay Kansarka ku dhaca maskaxda wuxuu geeriyooday toddobaad ka hor islamakaana ah siyaasi muddo dheer siyaasadda Mareykanka ku soo jiray wuxuu u geeriyooday Kaansarka maskaxda isaga oo ku dhintay 81 jir.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews