Baashe Morgan Oo Xilkii Iyo Safaaradii Ku Wareejiyay Wakiilka Cusub Ee Somaliland Ufadhiyi Doona Dalka Isutaga Imaraatka Carabta Xasan Hirad Yasin
September 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Dubai ee wadanka isutaga Imaaraadka Carabta xilkii safiirnimo ula kala wareegay Safiirkii hore ee Somaliland u qaabilsanaa wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Morgan iyo Safiirka Cusub ee dhawaan Madaxweynuhu soo magacaabay Ambasador Xasan Yaasiin Hirad.