berberatoday.com
Daraasad Laga Sameeyay Khasaarihii Ka Dhashay Duufaantii Ku Dhuftay Somaliland oo La Shaaciyay
September 3, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda ka hortaga aafooyinka dabiiciga iyo kaydka raashinka ee Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday daraasad ay ka sameysay khasaarihii naf iyo maalba lahaa ee ay geysteen dabaylihii roobabka watay ee ku dhuftay xeebaha Somaliland bartamihii bishii May.

Gudoomiyaha hay’addaasi Faysal Cali Sheekh ayaa faah-faahiyay khasaarahaasi baaxada uu leeyahay iyo sidii dadweynaha uu saameeyay wax loogu qaban lahaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

https://youtu.be/pPFQGObFgUo?t=1

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews