berberatoday.com
Madxaf 200 Oo Sano Jiray Oo Dalka Brazil Ku Gubtay Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay
September 3, 2018 - Written by Berbera Today

Brazil(Berberatoday.com)-Dab wayn ayaa ka kacay madxafka qaranka ee dalka Brazil ee ku yaalla Rio de Janeiro, wuxuuna ahaa mid ka mid ah kuwa ugu qaddiimsan dalkaas.

Madxafka waxaa yaalay kumannaan shay oo dhaqanka Brazil iyo kuwo dalal kale isugu jiray

Dabdamiska ayaa daminaya dabka ka huraya dhismaha oo ay yaaleen in kabadan 20 milyan oo shay.

 

 

Ma cadda in dad ay ku dhaawacmeen dabka Axaddii kacay.

Madxafkan oo mar hoy u ahaa qoyskii boqortooyada Boortaqiiska ayaa sannadkan horraantiisa u dabaal dagay 200 oo sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaaay.

Sawirro laga baahiyay telefeshinka Brazil ayaa muujiyay dabka oo ka caya, waxaana la rumaysan yahay in uu billawday marii albaabada la isugu laabay ee ay dhammaatay wakhtigii ay dadku u daawasho tagi jireen. Dabka ayaa ku baahay dhismaha oo dhan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews