Daawo Muuqalka”Fanaanada Yurub Geenyo Oo Cadaysay Inay Fanka Ka Baxayso In Kale
September 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo muuqaaliska soo duubtey ayaa waxaa ay beenisay inay ka baxday fankii isla markaana waxaa ay shaacisay in aanay wax Facebook ah isticmaalin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/WMCviyOOqTM?t=2
Berberatoday.com