berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Dalka Kenya Oo Hawl Gal Baadhiseed Ka Sameeyay Xarunta Tv Dawlada China Ku Leeyahay Nairobi
September 5, 2018 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Ciidammo hubaysan oo la rumaysan yahay inay yihiin booliska Kenya ayaa howlgal ka sameeyay xarunta telefishinka Shiinaha uu ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaaso ay ka qabteen dad ajaaniib ah.

Saddique Shaban oo ka tirsan telefishinka CGTN ayaa sheegay in tiro boolis ah ay weerar kusoo qaadeen xarunta telefishinka islamarkaasna ay ka codasdeen shaqaalihii goobta joogay inay tusiyaan sharciga ay dalka uga howlgalaan iyo kaararka ay isku diiwan geliyeen.

Muqaallo baraha bulshada lasoo geliyay ayaa muujinaya ciidammo hubaysan oo dhismaha ka saaraya shaqaale u dhashay Shiinaha.

Arrintani ayaa saamayn ku yeelatay howlaha baahinta ee telefishinka . wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa waddaa howlgallo ay ku baacsanayso dadka aanan sharciga haysanin.

Sources BBC-Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews