berberatoday.com
Somaliland Oo Xorriyadiisii U Soo Celisay Xoghayaha Gaarka Ah Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Ay Xidhay
September 5, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa dib ugu soo celisay xorriyadiisii Abdiqani Yasin Mohamed oo ah xoghayaha gaarka ah ee Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Image result for Abdiqani Yasin Mohamed

Cabdiqani Yaasiin Maxamed ayaa maalmo ka dib munaasibadii Ciidul Odxa laga qabtay Gurigiisa oo ku yaala Magaaladda Hargeysa, waxaana intaasi uu ku jiray xabsi.

 

 

Eheladiisa iyo qaar ka mid ah shacabka Somaliland ayaa ku tilmaamay Xadhiga Cabdiqani Yaasiin in uu yahay mid axmaqnimo ah, waxaanay si aad ah u cambaareeyeen xadhigiisa.

Xukuumadda Somaliland ayaan marnaba ka hadal sababta ay u xidheen, balse maanta gelinkii hore ayaa dib xorriyadiisii loogu soo celiyay.

Waxa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda dib ugu laabto Magaaladda Muqdisho oo uu hadda fadhigiisu yahay, hasayeeshee waxa uu degan yahay Magaaladda Hargeysa oo uu ku dhashay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews