berberatoday.com
“Way Nagu Adag Tahay Inaanu Haamihii Wareejino Iyagoo Xoolahaygii Maqan Yihiin Mana Dhacayso Halkaana Noomay Marayn Wasiirka, Kulankii Madaxweynahana Waa Naloo Diiday”Gudoomiyaha Boodhka Gudida Shirkadihii Maamuli Jiray Haamaha”Cali Yaasin Kooshin”Daawo Muuqal
September 5, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Shirkadihii maamuli jiray  Haamaha shidaalka Berbera ayaa sheegay in Xukuumaddu ku Amartay in si deg-deg ah ay u wareejiyaan haamaha iyadoo aan la siin lacag ay sheegteen inay ka maqantahay oo ay xukumada ku leeyihiin maadama oo heshiiskii lala galay laga noqday.

Guddida oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in loo diiday in ay la kulmaan Madaxweyne Muuse Biixi, si ay arrintan uga la hadlayaan.

Mas’uuliyiintan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wareejiyaanta Haamaha balse ku doodaya in loo celiyo lacag malaayiin dollar ah oo ay haamaha ku Kireysteen iyaga oo si indha adayga meesha uga saaray lacagtii faraha badnayd ee ay mudada 30ka bilooda ka dhurayeen haamaha shiidaalka Berbera oo ah Dekeda gacan shacab Xukumadii Siilanyo galisay.

Sidoo kale waxa ay Gudidan shirkadaha haamaha maamuli jiray sheegeen in aanay joojin shiidaalkii ay keeni jireen iyaga oo si cad oo indha adaygana ubeeniyay in dalka shiidaal la,aani soo foodsaartay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews