berberatoday.com
Xildhibaan Warfaa Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Sharciga La Tiigsado Wasiiradii Xukumadii Hore Uu Sheegay Inay Dalka Hantidiisii Boobeen Iyo Siilaanyo Uu Ku Tilmaamay Boris Yeltsin
September 5, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Ayaa Maruu La Hadlayey Warbaahinta Tilmaan Foolxun Ka Bixiyey Ex Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo Iyo Golihiisii Wasiirada

Wuxuu Sheegay Xildhibaanku In Markii Uu Xanuunsaday Madaxweynhii Hore Ee Dalka Russia Boris Yeltsin Ay Wasiitadiisii Boobeen Hantidii Umada

Xildhibasnka Oo Hadlkiisii Sii Wata Ayaa Si Cad U Sheegay inay Xukuumadii Siilaanyo Boob Lixaadle U Geysteen Hantidii Umada 
Waxaanu Xildhibaanku Ka Codsaday Madaxweyne Muuse Biixi In Aanu Ka Hadhin Wasiiradaa Ee Uu Cadaalada La Tiigsado

Hadalkan Kasoo Yeedhay Xildhibaanka Ayaa Bulshada Qaybeheeda Kala Duwan Qaarkood Ku Nisbeeyeen Ama Ku Tilmaaneen In Aan Xildhibaanku Ku Keli Ahayn Hadalkaa Laakiinse Ay Jiraan Shikhsiyaad Dabada Ka Riixaya Xildhibaanka Oo Quud Daraynaya Inay Xilal Ka Helaan Dawlada Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxweyne Muuse Biixi

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews