berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Dalka Eritrea Iyo Ujeediisa
September 6, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta socdaalkiisii labaad uu ku tagay magaalada Asmra ee dalka Eritrea.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dalka Eritrea Yemane G. Meskel‏ ayaa boggiisa Twitter-ka ku sheegay in magaalada Asmara uu socdaal ku imanayo madaxweynaha Soomaaliya oo sida uu sheegay ka qeybgali doona shir ay yeelanayaan madaxweyne Isaias Afwerki iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

 

 

Lama oga ujeedada socdaalka madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo shirka saddex geesoodka wax looga hadlayo, hasse ahaatee safarkii kan ka horeeyay ee madaxweyne Farmaajo uu ku tagay Asmara waxaa si weyn uga hor yimid dowladda Jabuuti oo khilaaf dhinaca xudduuda ah uu kala dhaxeeyo Eritrea. Eritrea.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in uu doonaayo inuu dhex dhexaadin ka dhex bilaabo dalalka Jabuuti iyo Eritrea.

Halkan Hoose Ka Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews