Dagaal Beeleed Saaka Ka Qarxay Deeganda Koonfurta Magaalada Laascaanood .
September 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhayamagaalada Laascaanood ayaa waxaa ay sheegayan in saaka uu dagaal beeleed ka qarxay deeganka Dhumay oo 56 KM dhinaca Koonfureed ka xigta magaalada Laascaanood .
Labadan Beelood ee Dagaalamaya oo la sheegay in ilaa hada uu dagaalkoodu socdo ayaa waxaa ay kala Yahiin Beelaha Bahar Same Iyo Qayaad / Dhul Bahante
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in sababta uu dagaalkani u qarxay ay tahay kadib markii nin ka soo jeeda mid ka mida labadan Beelood lagu dilay Tuulada Dabo Taag