Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Maxamud Xaashi Cabdi Oo Shaqaalaha Wasaarada Hawlaha Guud Ka Hor Joogsaday In Ay Diiwaan Geliyaan Guri Uu Dawladda Kaga Jiro
September 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Dawaladii Madaxweyne Siilanyo ayaa shaqaalaha ku hawlan Diwaangelinta Hantida ma guurtada ee Qaranka ee Wasaaradda Hawlaha Guud ka hor istaagay inay gudaha u galaan dhismaha Gurigaasi oo ku yaala Magaalada Hargeisa.