berberatoday.com
Xildhibaanada Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Oo Ninkii Ugu Da,da Weynaa U Doortay Gudoomiye Ku Meel Gaadh Ah
January 1, 2019 - Written by admin

Garoowe(Berberatoday.com)-Xildhibaanada cusub ee Gollaha Wakiiladda Puntland ayaa saaka oo Salaasa ah lagu dhaariyay magaalada Garowe, iyagoo isla maanta doortay Gudoon cusub oo KMG ah.

 

Xafladda dhaarinta ayaa ka dhacday Hoolka xarunta Baarlamanka waxaana halkaasi ay Xildhibaanada guddoomiye ku meel-gaar ah u doorteen Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye oo ah ninka ugu da’da weyn inta laga dooranayo guddoonka rasmiga ah.

Xildhibaanada cusub ayaa ka kooban 65 rag ah iyo hal dumar ah iyadoona ay noqonayaan xildhibaanada ugu tirada dumarka yaraa ee Puntland ay yeelato tan iyo markii la aas-aasay Puntland 1998.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews