”Waddani , Kulmiye Iyo UCID Waa Ku Ceeb In Reer Lagu Shaanbadeeyo …” C/Karim Axmed Mooge’Daawo Muuqal
January 4, 2019 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Aqoon yahan Cabdikariim Axmed Mooge ayaa sheegay in xisbiyada Waddani Kulmiye iyo UCID ay ceeb ku tahay in reero lagu shaanbadeeyo