berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Madaxweyne African Ah Oo Iminka La Afgambiyey Taladii Dalkiisa Ciidamo La Wareeegeen
January 7, 2019 - Written by admin

Libreville(Berberatoday.com)-Militari ku sugan dalka Gabon ayaa sheegay inay afgembiyeen xukuumadda, waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Libreville waxaa lagu arkaya gawaadhida militariga iyo tiknikada dagaalka.

Waxaana caasimadda lagu soo roggay banddow.

Bayaan kasoo baxay saraakiil militari oo dhalinyaro oo laga baahiyay raadiyaha dowladda ayaalagu sheegay inay jiraan walaaca sii xoggeysnayaa oo ah awoodda madaxweyne Cali Bongo uu ku hoggaamin karo dalkaasi isla markaasna dhaleeceeyay saraakiisha ugu sarreysa militariga.

Cali Bongo ayaa in ka badan labo bilood ka maqnaa dalka Gabon, waxaana laga daweynaya xannuun aanan la shaacin, wuxuuna mar ku xannuunsaday dalka Sucuudi Carabiya xilli uu booqasho dalkaasi ku joogay.

Qoyska Madaxweyne Bongo ayaa 50 sanno ee lasoo dhaafay maamulayay dalka shidaalka qaniga ku ah ee Gabon, waxaana lagu eedeeyay inay uruursanayeen hantida iyo kheyraadka dalkaasi.

Cali Bongo ayaa xilka kala wareegay aabihiis sannadkii 2009-dii, wuxuu ku guuleystay doorashadii 2016-kii oo hadheeyeen qalalaase iyo eedeymo wax isdaba marin ah.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews