berberatoday.com
Dawo Muuqalka”Weriye Naafo Ah Oo Ku Nool Hargeysa Oo Ka Waramay Dhibaatooyin Ay Ku Hayaan Jaran-jarooyinka Dhismayaashu
January 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Muuse Jaamac waa wiil dhalinyaro ah oo Naafo ah oo ku nool Hargeysa kana mida Weriyeyaasha ka hawlgala mid ka mid ah Telefiishanada Somaliland, ayaa ka waramay dhibaatooyin ay ku hayaan jaran-jarooyinka dhismayaaasha dhaadheeri, isagoona fariin cabasho ah u diray mulkileyaasha dhismayaashaasi.

Waxa uu sheegay Weriye Maxamed in dhibaato wayn ay ku qabaan kaabadaha ama jaran-jarooyinka marka ay korayaan, Isagoona mulkileyaasha dhismayaasha ka codsaday in guryaha dhistadooda lagu sameeyo marino ku haboon dadka Naafada ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

https://youtu.be/RICeVM-G244

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews