berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag Uga Hadley Mawqifka Xisbiga Waddani Ee Doorashooyinka , Madaxweyne Biixi-na Fariin U Diray
January 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley mawqifka xisbiga Waddani ee doorashooyinka iyo Kominshanka doorashooyinka .

 

Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in Kominshankan doorashooyinku uu doorasho danbe u qabto isla markaana aaney jirin cid ku qasbi karta xisbigooda arigti kale

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa cadeeyey in aaney suurto gal aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho laba xisbi oo kali ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews