berberatoday.com
Cilmi Baadhis”Hurdada Ka Badan 9 Saacadood Ee Hooyada Uurka Leh, Waxay Dhibaato Ku Noqotaa Imaha Uurka Ku Jira !!
January 21, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Deraasad dhawaan lagu daah-furay Dalka Maraykanka ayaa waxa lagu caddeeyay in Hurdada xad dhaafka ah ee ay seexdaan Hooyooyinka Uurka leh ay dhibaato u keeni karto ilmaha uurka ku jira.

Deraasaddan ayaa waxa soo bandhigay khuburro ka socotay Jaamacadda Mishiigaan ee Dalka Maraykanka, ayaa waxay khuburradu baadhis ku sameeyeen 153 Dumar ah kuwaasi oo marka Uurkoodu gaadho 28 Toddobaad dhicinayay ilmaha.

Waxa aanu khubaradaasi ogaadeen in sababtu ay tahay hurdada xad dhaafka ah ee ka badan 8 ama 9 saacadood ee ay seexdaan Hooyoyinka Uurka, waxa aanay xaqiijiyeen in hurdadaasi xad dhaafka ah ee ka badan 9ka saacadood ay sababto in ilmaha uurka ku jira uu soo dhaco amase isaga oo Meyd ah uu dhasho.

Khubarada oo si cilmiyaysan uga hadlay arrintaasi ayaa waxa sheegeen in hooyada uurka lihi marka ay hurudo wareegga dhiigeedu uu hoos u dhaco, hoos u dhacaasina uu dhib gaadhsiiyo ilmaha uurka ku jira.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews