Wasiirka Biyaha Oo Shaqada Ka Joojiyay Agaasimihiisa Guud Iyo Khilaaf U Dhexeeya Oo Banaanka U Soo Baxay
February 10, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaaf ka dhex jira wasiirka biyaha Saleban Yuusuf Cali Koore iyo agaasimaha guud ee wasaaradaas Jamaal Cabdi Muuse ayaa banaanka u soo baxay, ka dib markii uu wasiirku shaqadii ka joojiyay agaasimaha guud.