Cabdiraxmaan Cirro Muxuu Ka Yidhi Weedhaha Is Khilaafsan Ee Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Sacad Cali Shire
February 12, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa su’aalo ka keenay hadallo is khilaafsan oo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkii maaliyadda Dr Sacad Cali Shire ka yidhaahdeen waxa Somaliland dhaafsatay Saldhigga Militari ee Berbera laga siiyay Imaaraadka.