berberatoday.com
Berbera”Marxuum Ka Shaqaynaayay Dhismaha Guri Fooqa Oo Geeriyooday Kadib Markii Wiish Kusoo Go,ay
February 20, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Sida La Sheegay Marxuum Magaciisa Lagu Sheegay Maxamuud Cisman Cawad Oo Ka Mid Ahaa Wadayaasha Wiishashka Shirkada Dhismaha Ee Daryeel Ayaa Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Berbera Ka Dib Markii Ay Ku Soo Go’day Ama Kudhacday Haanta Wiishka Ee Shubka Ama Sabada Lagu Qaado Ee Fooqyada Dushooda Lagu Saaro Shilkan Dhimashada Keenay Ayaa Dhacay Galabta 4:30 pm Waxaanu Ka Dhacay
Dhismaha Fooq Farxaan Liiban Yare Ee Ay Shirkadda Daryeel Ka Wado Magaalada Berbera Gaar Ahaan Ka Soo Horjeedka Damal Hotel Halkii Laga Dumiyay Dhismihii Hore Ee Geel Jire Hutel.

Alle Haw Naxariisto Marxuum Maxamuud

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews