berberatoday.com
“Sida Uu Distoorku Dhigayo, Waa In Saxaafadda La Ixtiraamaa”Ex Wasiir Cabdilahi Geel Jire
February 20, 2019 - Written by admin

 

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-Jire),oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyana ka soo qabtay xilal Wasiirnimo ayaa sheegay in Dastuurku Somaliland aanu ogolayn in xoriyada Saxaafadda meel lagaga dhaco.

Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-Jire), oo u waramay Qeybo Kamida warfidiyeenka ayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay “Xoriyada Saxaafadda Dastuurka ayey ku qeexan tahay, waa Xeer ka mid ah Dastuurka, qodobka Saddexaad ee Xeerka Saxaafadda ee Dastuurku wuxuu dhigayaa xorriyadda saxaafadda waxa xaqiijinaya oo aqoonsaday Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, waxayna ixtiraam iyo xishmad ka mudan tahay dalkan Somaliland gudihiisa. Saxaafadda cabudhin lagulama kici karo, markaas mar haddii Dastuurkeenu dhigayo xoriyada saxaafadda, waa in la ixtiraama madax banaanideeda,dalkuna madaama uu yahay dal Dimuqraadiyada, waa in Saxaafaddana xoriyadeeda la ilaaliyaa oo aan la cabudhin”

 

 

 

Berberatyoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews