berberatoday.com
Laascaanood”Maxkamad Gabadh 14 Sano Jirta Ka Furtay Nin Khasab Loogu Guuriyay
March 14, 2019 - Written by admin

Laascanod(Berberatoday.com)-Maxkamada degmada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa ku guuleystay inay gabadh 14 jir ah ka furto nin lagu qasbay guurkiisa.

Gabadha ayaa dacwad ka geysay maxkamada aabeheed oo ninka siiyay iyo ninka loo guuriyay dhammaadkii bishii hore.

Maxkamada ayaa toddobaadkii hore go’aamisay in gabadha la furo maadaama aysan qaangaadhin islamarkaasna aysan raali ka aheyn guurka ninka aabeheed ku khasbay oo ay maxkamadu sheegtay inaanay sharci ahaan sax ahayn.

khasabka guurka gabdhaha yaryar ee aan qaangadhin ayaa ah dhaqan hore Somalidu wakhtiyadii jahliga ugu dhaqmi jirta hadase dabar go,ay oo deegaamada miyiga iyo meelo tuulooyina oo dhifa kusii hadhay waana dhaqan tacdi iyo xuquuq lumis ku ah ah gabdhaha yaryar ee Somalida.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews