berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Qoyska Carbeed Oo Reer Berbera Ah Oo Beeniyay In Mayarka Berbera Beer Ka Iibsaday Raali Galin Ka Siiyay Eedo Uga Yimi Dad Kaloo Qoyskooda Katirsan
March 18, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Agoonta Carbeed ee Ilma Cali Ibraahim Macasali oo ah qoys carbeed oo reer Berbera Qadiimi ah ayaa beeniyay in Maayarka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamud Xasan Cidin uu ka iibsaday beer ay ku leeyihiin Deegaanka Dubaar ee Biyuhu uga yimaadaan Magaalada Berbera. 
Qoyskan carbeed oo deegaan ku ah Dubaar ayaa sheegay in warka Mayarka Berbera ay ku xidhiidhiyeen Ilmaadeeradood Ila Xuseen Ibraahim Macasali uu beenyahay beer uu Mayarku ka iibsaday iyo beer uu ka qaaday toona aanay jirin iyaga oo warbaahinta usoo bandhigay beertoodii oo ay dagan yihiin dad iyo duunyaba.

Waxaanay Qoyska Carbeed ee agoonta ahi ay sheegeen in Ilmaaderadood Ilma Xuseen Ibraahim Macasali ay ku haystaan beer aabohood uga dhintay oo iyagu ay gaar uleeyihiin Maxkamadna layskula jiro.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews