berberatoday.com
Marxuum Maxamed Xasan Siciid Saldhige Garyaqaan Sharciga Ubartay Inuu Xaq Iyo Xuquuq Ka Maqnayd Ku Raadsado Oo Geeriyooday Isagoon Helin Cadaalad
April 21, 2019 - Written by admin

Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid Saldhige Sanadkii 1999-kii ayuu ka mid ahaa koox shaqaale ah oo caafimaad-darro ka soo gaadhay Haamaha kaydka Shidaalka ee Berbera oo uu wakhtigaa ka shaqaynayey oo ay maamulaysay Shirkaddii Totol, iyadoo dowladihii kala dambeeyey ee Somaliland soo maray iska hortaageen magdhaw lacageed oo Maxkamadda sare u xukuntay horraantii 2000.
Dhawaan waxa Horyaal TV ka diyaariyey barnaamij koobaya dhacdooyinkaas bilawgii illaa maalmo ka hor siday xaaladdiisu tahay iyo dariiqii dheeraa ee uu cadaaladda u soo maray iyo siduu weli u baadi goobayo.
Maxamed Xasan Siciid waxa uu sameeyey dedaal uu ku bartay Sharciga, garyaqaanna ku noqday ka dib markii maxkamaduhu warwareejiyeen, si uu xaqiisa dariiq sharci ugu raadsado.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Garyaqaan Marxuum Maxamed Xasan Siciid Salidhige Oo Wareysi Siiyay Tvga Horyaal Horaantii todobaadkan

 
Waxaan Allaah uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, samir iyo iimaan saadiq ahna ka siiyo, Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo guud ahaan Asxaabta uu ka baxay.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews