berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Caawi Hooyadan Ilmaha Baarlayska Ah Mudada Lixda Sano Ah La Daalaa Dhacaysa Xanuunkisa
May 1, 2019 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Khadar Axmed Maxamed Waa gabadh yar hooyo ah haysatana Gabadh yar oo agoona kuna dhalatay xanuunka Baralayska oo aan is dhaqaajin karin ilaa iyo maalinkay dhalatay oo hada laga joogo lix sanadood.

Hooyadan oo ku nool cooshad yar oo kutala xaafada Finland ee Berbera ayaa waxay dalbanaysaa caawimo caafimaad iyada oo sheegtay in dhakhaatiirta dalku usheegeen in xanuunka gabdheeda yar dalka aan waxba lagaga qaban karin cisbataal Debeedeed mooyaane.

Cidkasta oo hooyadan ka caawin karta Xaalada Caafimaad ee Ilameheeda iyo Mid dhaqaaleba hakala Xidhiidhan Telifoonkan oo ay Sidato 00252634360732 Khadra Axmed Maxamed Faarax Berbera ayay Ku Sugantahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews