berberatoday.com
8 Ruux Oo Ku Nafwaayay Shil Laba Baabuur Oo Isku Dhacay Inta Dhaxaysa Xamaas Iyo Lafaruug Ee Jidka Hargeysa Iyo Berbera Udhexeeye
May 7, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Inaalilaahi Wa Inaa lleehi Raajicuun Allah Ha Unaxariistee 8 Ruux oo shan kamidi rag yihiin iyo 3 Sadex Haweena ayaa Ku Nafwaayay Shil Laba Baabuur oo isku dhacay Inta udhaxaysa Tuulooyinka Xamaas Iyo Lafa Ruug meesha lagu magacaabo Miridha.

Gaadiidka Isku dhacay oo kala ahaa Baabuur Xamuula Iyo Baska shirkada Socdaalka ee Damal leedahay oo Burco Kusocday kana yimi dhinaca Magaalada Hargeysa Halka La sheegay in Gaadhi weynina Daba socday kana yimi Hargheysa kaas ahaa Gaadhi weyn waaraada ama Caydha Maydle Hadba Sidaad Utaqaano.

 

Waxa kaloo Warku sheegayaa inay ku dhaawacmeen shilkaas gaadhi ila shan ruux oo kale

Shilkan ayaa noqonaya Kii Ugu xumaa ee waayadan danbe ka dhacay Jidkan udhexeeya Berbera Iyo Hargeysa ee ay ku nafwaayaan dad intaa tiradoodu leegtahay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews