berberatoday.com
Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Caawa Dadwaynaha Magaalada Badhan Kula Caweeyay Goobaha Ay Ku Kulmaan+Daawo Sawiro
May 20, 2019 - Written by admin

Badhan(Berberatoday.com)-Wasiirka Cadaalada JSL mudane Cabdirisaaq Cali Cabdi ayaa caawa socod lug ah ku maray suuqa magaalada Badhan Waxa kale oo uu wax ka iibsaday lana caweeyey shacbiga ku dhaqan magaalada Badhan iyo waliba qaar ka mid ah meheradaha ku yaala degmada Badhan, kadib socdaal uu maanta ku yimid magaalada badhan ayaa waxa uu u jeedkiisu ahaa sidii uu waxa uga ogaan lahaa xaalada guud ee gobolka Badhan iyo waliba sidii loo xoojin lahaa amniga mandaqada.

Geesta kale waxa uu wasiirka Cadaalada JSL kulamo kala duwan la qaatay shacbi weynaha ku dhaqan degmada Badhan kaasi oo kulanka la yeeshay uu daaranaa sidii ay isku xaal waraysan lahayeen wasiirka cadaalada JSL iyo waliba xogogaal u noqoshada Gobolka Badhan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews