berberatoday.com
Allah Ha Unaxariisto Ciyaaryahankii Kubada Cagta Ee Jamaal Gadari Oo Dalka Qatar Ku Geeriyooday
June 2, 2019 - Written by admin

Doha(Berberatoday.com)- weynaa Jamaal Soofe Yaasiin (Jamaal Gadari) Ilaahay ha u naxariisto. Xalay buu geeriyooday isaga oo ay da’diisu tahay 48 jir keliya.

Jamaal taariikhda kubadda cagta wax uu ku lahaa magac iyo maamuus weyn. Qaybtii dambe ee 1980-nadii ilaa qaybtii hore 1990-nadii qaaradda Aasiya iyo dunidaba wax uu ka ahaa xiddig magaciisu faafay. Wax uu ahaa reer Burco wax ay se reerkoodu isaga oo carruur ah u guureen dalka Gadar dalkaas oo uu magaciisa u ciyaari jiray. Dalkiisa cusub wax uu u soo hooyay guulo badan, sida Koobkii Khaliijka oo uu u qaaday 1992. Sidoo kale dalkiisa wax uu geeyay Olombigii Barcelona 1992. Sannado badan wax uu ahaa gooldhaliyaha u gu horreeya Gadar, wax uuna u haystay goolasha u gu badan isreebreebka Koobka Adduunka iyo horyaalka dalalka Khaliijka. Wax uu caan ku ahaa goolasha madaxa la gu dhaliyo isaga oo ahaa nin dheer.

Sannadkii 1987 Ciyaarahii Gobollada Soomaaliya Jamaal isaga oo dalka hooyo fasax ku joogay wax uu u saftay gobolka Togdheer, wax uuna Kismaayo/Cabdixaaq ka dhaliyay goolkii u gu qurux badnaa u guna tiiro dheeraa ee abid gobolladu ka la dhaliyaan.

Ilaahay ha u naxariisto

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews