berberatoday.com
17july 1989 : 30 Sano Kadib Xasuuqii Xeebta Jaziira Ee 46 Nin Ee Somaliland Udhashay Xukunkii Macagaga Ahaa Ee Maxamed Siyaad Bare Ku Xasuuqay
July 8, 2019 - Written by admin

Muwaadin taageer in maxkamad caalami ah la soo hortaago debiilayaashii iyagoo gashan shaadhkii dowladii somaliya iyo ciidankii xoogga dalka soomaaliyeed sida waxashnimada ah ugu xasuuqay intay guryahoodii ka soo kiciyeen saq dhexe 17 july 1989 xeebta Jaziira ee magaalada Muqdisjho 46 nin oo isir ahaan ay usoo xusheen . General Ibraahim Cali Barre {Canjeex} wuxuu ku doodayaa in isagu aannu shuqul ku lahayn xasuuqaasi ee uu amarka bixiyay general Maslax Maxamed Siyaad Barre ?..Cumar muuse Mire oo isagu ahaa ninka keliya ee ka badbaaday xasuuqaasi wuxuu bixiyay cadeymo muujinaya cidda ka danbeysay xasuuqaasi ?…30 sano ka dib xasuuqa jaziira waxaa la soo gaadhay xilligii Maalintii cadaaladda iyo in 46 qof ee weli lafahoodii yaallaan xeebta jaziira qoysaskoodii si waafaqsan diinta islaamka ugu aasan lahaayeen , taasoo loo baahanyahay in dadweynaha reer muqdisho ka qayb qaataan . waxaa dadkaasi ku jiray professor , aqoonyahan , ganacsato , farsamayaqoonno sare , iyo odayaal . waxaa ka mid ahaa dadka lagu xasuuqay Xeebta Jaziira afar walaalo ahaa , siddeed ilmaadeer ahaa , iyo qaar is dhalay . Waa in loo diyaargaroobaa xuska maalinta 17 july 2019 oo ay ka soo wareegtay 30 sano maalintii xasuuqa xeebta jaziira ee caalamka oo dhami ka argagaxay waxashnimadii rejiimkii kacaanka ee Siyaad Barre .

Qoraalkan Waxa Warbaahinta Soo Gadhsiiyay Ehelada Dadkii lagu xasuuqay Jaziira

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews