berberatoday.com
Khasaaraha Ka Dhashay Mudahaadyo Lagu Taageerayo Jabhada Korneyl Caare Oo Ka Dhacay Magaaloyinka Burco Iyo Ceerigaabo.
July 10, 2019 - Written by admin

Burco(Berberatoday.com)-Magaaloyinka Burco Iyo Ceerigaabo Ayaa Waxa Ka Bilaabmay Mudaharaadyo  Lagu Taageerayo Jabhada kornayl Caare ,Dibad baxayshaaya Iyo Cidamada Qaranka Ee Magaaloyinkaasi Ku Sugan Ayaa Waxaa  Dhexmaray Iska Hor Imaad.

 

Wararka anu Ka Helay Magalada Ceerigabo Ayaa Sheegaya In Magaladaasi Mudaharaadka Ka Socdaa Uu Ku Dhaawacmay  1 Qof.

 

Dadkan Shacabka Ah Ayaa Taayiro Ku Gubay Jidadka  Magaaloyinka Burco Iyo Ceerigaabo ,Ciidamada Qaranka Ayaa Dadaal Xoogan Ugu Jira Sidii Ay U Kala Diri Lahaayeen Dadkan Gadoodsan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews